|

Wasiirka Warfaafinta Abiib Timocad “Qaar si kale wax u wada ayaa ka Mid ah Xukuumada Somaliland”(DHEGEYSO)

Hargeysa Feb 13,2013(SDN)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Md Abiib Timocad ayaa hadal uu jeediyay waxa uu uga waramayaa arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin safarka Madaxweynaha Somaliland ku tegay Britain iyo Khilaafka dibedda u soo baxay ee u dhexeeya Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa Md Cabdiraxmaan Seylici.

Abiib Timocad ayaa sidoo kale ka waramaya xubno ka tirsan Xukuumada Somaliland oo uu sheegay in ay si kale wax u wadaan.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Timocad.MP3″]
SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed