Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo u Kicitimay Shir caalami ah oo uu kaga qayb galayo Wadanka Australia {DAAWO}
Berbera 25.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta u Kicitimay dalka Australia oo uu kaga qayb galayo Shir caalami ah oo lagaga hadlayo arrimaha Macdanta .
Shirkan oo ah mid Sanadle ah ayaa si rasmi ah waxaa Somaliland ugu marti qaaday dawlada Australia iyadoo ay Somaliland tahay dalka keliya ee Wadamada Afsomaliga ku hadla ee Shirkaas Caalamiga ah lagu marti qaado.
Berbera SDN.