|

Wasiirka Macdanta ee Somaliland oo ka Jawaabay Eedihii Wargayska Haatuf ka qoray Qurbejoog ka daawo

Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda  Macdanta iyo Tamarta Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta warar been abuur ah oo xaqiiqada ka fog ku tilmaamay  eedaymo iyo qoraalo lixdii bilood ee u danbaysay lagu faafinaayay Wargayska Haatuf  ee kasoo baxa Magaaladda Hargaysa.

Wasiirka Macdanta iyo Tamartu Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Media Group Yuusuf Cabdi Gaboobe uu ugu hanjabay inuu Wasaaradiisa dhulka la geli doono.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

 

 

Comments are closed