|

Wasiirka Ganacsiga oo Iftiimiyay Waxqabadka Xafiiska Maalgashiga oo Maanta la furay {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Cumar ayaa Tafaasiil ka Bixiyay Waxyaabaha uu qaban doono Xafiiska Maalgashiga oo uu Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland si rasmi ah Maanta Xadhiga uga Jaray .

IMG_6713Wasiirka wasaarada Ganacasiga iyo maalgashiga caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumer waxa uu sheegay in xafiiska maal gashagu wax weyn  ka tari doono  waaaxda maalgashiga ee  wasaarada dhawaanta lagu soo kordhiyay   waxaanu intaa ku daray in shaqadiisu ay noqon doonto sidii uu dalka ugu soo jiidi lahaa maalgashadayaal badan oo ka qayb qaata hrumarinta Dhaqaalaha Dalka.

Guji Halkan Si aad Mobilkaaga Uga Dhagaysato Hadalka Wasiirka Ganacsiga
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Bajaaj16n.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed