Wasiirka Ganacsiga ee Somaliland oo Safar Shaqo ugu Baxay Wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta Ka Daawo Qurbejoog.com
Hargaysa 10.March 2014 (SDN)- Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Cumar ayaa Maanta u Kicitimay Wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta.
Wasiirka oo Warbaahinta kula Hadlayay Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal ayaa sheegay in dalka Isu taga Imaaraadka Carabtu uu ka Mid yahay dalalka Xidhiidhka Ganacsi la Wadaaga Somaliland.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com