Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Sool oo ka Hadlay Xaalada Taleex {DHAGAYSO}
Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Xubno ka Soo Jeeda Deegaanka Gobolka Sool oo Goor dhawayd Shir Jaraa’id ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa ka Hadlay Xaalada Degmada Taleex oo ay Maalintii Shalay Gaadheen Ciidamo ka Tirsan Kuwa Qaranka .
Wasiirka oo ay Weheliyaan Wasiirul dawlaha nabadaynta ee Gobolada bari Xildhibaan Saleebaan Cali Koore,Xildhibaan Indho Indho ayaa Sheegay in tegi taanka Ciidamada Qaranku ee Deegaanka Degmada Taleex uu ka danbeeyay dalab uga Yimid Bulshada reer Taleex.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Wasiirkagaashandhiga12(1).mp3″]GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA IYO XUBNAHA KALE
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com