Wasiirka Gaashaandhiga oo ka waramay Safar ay ku Joogaan Deegaanka Badhan iyo Sanaag Bari {DAAWO}
Ceerigaabo 16.July (SDN) Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Shir Jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Ceerigaabo waxay ku faahfaahiyeen Guulo ay Weftigoodu kala soo Guryo noqdeen Safarkii shaqo ee ay ku tageen Gobolka Badhan iyo Deegaanada Sanaag bari.
Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland iyo Xubnaha Wehelinayay ayaa Mudooyinkii u danbeeyay hawlgalo Salka ku haya Sugida Nabadgalyada waxay ku joogeen deegaamo ka Tirsan Gobolka Badhan iyo Weliba Sanaag bari halkaas oo ay Shirar kula qaateen Qaybaha bulshada .
Ceerigaabo SDN.
Qurbejoog.com