Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta oo Hadal Kooban ka Jeediyay Madashii uu Xilka Wasaaradaas kula Wareegay {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.July (SDN) Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo wacyigelinta oo Khudbad Kooban ka Jeediyay munaasabadii xilwareejinta ayaa caddeeyey inuu saaxiib dhow ka dhigan doono  shaqadiisa koobaad-na uu ka dhiganayo habkii ay suxufiga dawladda iyo ka madaxa banaani u wada heli lahaayen xuquuqdooda iyadoo loo marayo qawaaniinta daklka u taalla lana ixtiraami doono sharciga guud.
Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta oo Noqonaya Wasiirkii Shanaad ee Xilka Wasaaradan Soo Mara Mudadii ay Xukuumada Xisbiga Kulmiye Hogaaminta Wadanka Haysay ayaa Tilmaamay Meelaha uu wax ka qabashadooda ku dadaali doono.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Cukusejuly.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com