Wasiirka Cusub ee Ganacsigu Muxuu ka Yidhi Xilkan loo soo Bedelay {DHAGAYSO}
Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo laga Soo Bedelay Wasaarada Arrimaha Dibada oo uu Sadexdii Sanno ee u danbeeyay Xilkeeda hayay ayaa Maanta caddeeyey in uu aad ugu faraxsan yahay inuu la wareego hay’ad qaran oo mas’uuliyad balaadhan leh, waxana uu sheegay wasiirku in shaqada ay wasaaradani u xilsaaran tahay ay tahay arimaha qabyada inaga ah maadaama aynu ku talo jirno Siduu Yidhi in shaqooyin la abuuro,Si dhaqaalahana la kobciyo.
Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga guud Dr maxamed cabdilaahi Cumar waxa uu ballanqaaday in uu qorshahiisa koobaad ka dhiganayo kobcinta dhaqaalaha dalka iyo fududaynta maalgashiga shisheeye ee uu dalku u baahan yahay.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MClaahi.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com