|

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Gaadhay Degmada Horufadhi+Ujeedka Uu U Yimid Iyo Sida Amaankiisu Yahay DAAWO

Horufadhi 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Gaadhay Degmada Horufadhi ee Gobolka Buuhoodle .

Comments are closed