|

Wasiirka Caafimaadka oo Boorama kaga qayb galay Qalab Caafimaad oo Cisbitaalka Boorama lagu wareejiyay Daawo

Boorama 14.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Ayaa Maanta  Ka Qayb-galay Munaasibad Balaadhan Oo qalab Caafimaad Lagu Gudoonsiinayey Isbitaalka Guud Ee Magaalada Borama.

Waxaa Halkaasi ka hadlay Madaxda Caafimaadka ee Heer Gobol iyo Kuwa Cisbitaalka Magaaladaasi.

Boorama SDN/QJ

Comments are closed