|

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland:Beesha Ciise waa ay ku gacan seyrtay xal u helida xaalada Zeylac,Nabaduna Gorgortan ma leh(DHEGEYSO)

Zeylac Jan 19,2013(SDN)-Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa shir jaraaid ku qabtay magaalada Zeylac oo uu ka waday dhexdhexaadin lagu xalinayo xiisad siyaasadeed oo halkaa mudaba ka aloosneyd ayaa hadalo xasaasiya ka sheegay.

Wasiirku waxa uu ka warbixiyay halka ay ku danbeeyeen wadahadaladii iyo sida ay Beesha Ciise iska taagtay xal ay u soo jeediyeen.

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Wasiirka arrimaha Gudaha.mp3″]

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed