|

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Markii u horaysay ka hadlay Khilaaf ku saabsan Sahaminta Shiidaalka ee Deegaanka Togdheer {DAAWO}

Burco 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde oo ku Sugan Magaalada Burco ayaa ka hadlay Khilaaf la Maalmihii u danbeeyay ka taagnaa deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer oo ay ka Socoto Hawl Sahaminta Shiidaalka ah.

Wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland waxa uu Sheegay in Xukuumadu ka Mas’uul tahay ka faa’iidaysiga Khayraadka dabiiciga ah isagoo Xusay in dawladu ilaalinayso inay bulshadu si cadaalad ah uga faa’iidaystaan Qaniimada Sahaminta Shiidaalka.

 

 

Burco SDN.

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed