Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaadhay Magaalada Boorama,Waa Maxay Ujeedada Socdaalkiisu {DAAWO}
Borama 23.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta Kormeer Shaqo ku tagay Xarunta Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama.
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Waxaa Deegaanka Goraya Cawl kaga hortagay Madaxda Heer Gobol iyo Mid Degmo isla markaana u Galbiyay Dhinaca Magaalada Boorama halkaas oo uu Warbaahinta ugu Sheegay Ujeedada Socdaalkiisa .
Boorama SDN.
Qurbejoog.com