|

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Nuxurka Khudbad uu u Jeediyay Qaybaha Warbaahinta {DHAGAYSO}

4(21)Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancadde oo Maanta ka Hadlay Kulan uu la Qaatay Qaybaha Warbaahinta Somaliland ayaa  xusay in qabyaaladdu tahay shay Qaran dumis ah isla markaana aanay haboonayn inay ka muuqato saaxadda siyaasadeed iyo ta bulsho ee Somaliland, xilli ay Jamhuuriyadda Somaliland tiigsanayso dunida inteeda kale.

Wasiirku Waxa uu ku dheeraaday Sida ay Waajibka u tahay in Warbaahinta Isaga Ilaaliso Wax kasta oo Kicin Kara Bulshada Sababina kara Khilaaf Amni .

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Warancade18(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed