Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka Hadlay Qaabka ay u Turxaan Saarayaan Xisbiga Kulmiye Ka DAAWO QURBEJOOG.COM
Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta Faahfaahin ka Bixiyay Socdaal uu ku tagay Wadamo ka Tirsan Qaarada Africa Isla Markaana ay Kulamo kula Qaateen Madaxweynayaal,Wasiiro,Shirkado Ganacsi iyo Arrimo kale .
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis,Waxaa kale oo uu ka Xog Waramay Qadiyada Turxaan saarka Xisbiga Kulmiye ee loo Xilsaaray.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com