|

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Hortagay Golaha Guurtida Warbixina ka siiyay Siyaasada Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa fadhigii maanta ee Golaha Guurtida waxa uu ka Jeediyay Warbixin la xidhiidha siyaasaada arrimaha Dibada ee Somaliland.

Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Waxa uu Sharax ka bixiyay Wada hadaladii dhex maray Somaliland iyo Somalia iyo qaabka ay u Wajahayaan Wasiirku Waxa uu Tilmaamay in Wada hadalada labada dal aanay waxba u dhimayn qadiyada gooni isu taaga Somaliland.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KhaarajiGuurti.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed