|

Wasiirka Arimaha Dibada oo Soo Bandhigay Xaddiga Taageerada Aqoonsiga Sonaliland DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Munaasibada waxaa hadal ka jeediyey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Debeda Dr. Sacad Cali Shire oo Wasaaradiisu ka ahayd gadhwadeen iyo hawl fuliyeba cabashadan dadweynuhu ay soo qaddimeen.
Waxaana wasiirku raaciyey sida loogu baahan yahay in hawl galka ictiraaf raadinta aan waxba lagala hadhin muruq, maal iyo maskax, waxaanu ku daray in qoraalkan cabashada ah ee dadweynuhu aanu ahayn afti (Referendum), balse ay tahay cabasho (Petition).

Comments are closed