Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Britain Wiilliam Hague oo madaxwayne silaanyo kula taliyey in ay somaliland qadato 10sano oo Fedrala wada hadalka somaliland iyo somalia
London 15Feb13(SDN) warar aan ka helay xubno ku dhawa wafdigii madaxwaynaha ee la shiray Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Britain Wiilliam Hague oo noo sheegay in madaxwayne silaanyo lagula taliyey in ay somaliland qadato 10sano oo Fedrala wada hadalka somaliland iyo somalia si shacabka reer somalilnad afti laga qado sidii ay ku kala baxeen wadamada Sudan iyo South Sudaan taas oo keeni karta aqoonsi somalilnd , madaxwaynaha ayaa dhankiisa u sheegay waasiirka in uu wada tashi uu kula noqon dono shaacabkiisa , warar kale ayaa waxa ay shegayaan in madaxwaynaha lagu taliyey oo kale in uu isku shaadhayn ku sameyo golahiisa wasiirada . waxii wara ee ka soo baxa kala soco shabakada qurbejoog.com