Wasiirada Qorshaynta,iyo Wasiirul dawlaha Maaliyada oo ay Casuumad u fidisay Hogaamiyihii Weftigii baarlamanka Kenya miss Aniya kabita {DAAWO}
Nairobi 11.Nov 2013 (SDN)- Weftigii Wasiirada ahaa ee uu Hogaaminayay Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire oo uu Weheliyo Wasiirul dawlaha wasaarada Maaliyada Cismaan Saxardiid Cadaani oo ku sugan Magaalada Nairobi oo ay kaga qayb galayaan Shir ay wada yeelanayaan Qaadhaan bixiyeyaasha Caalamiga ah ayaa waxaa maanta hadhiimo sharafeed u samaysay Xildhibaan miss Aniya kabita oo Hogaaminaysay Weftigii ka socday Baarlamaanka Kenya ee dhawaan Booqashada ku Yimid Magaalada Hargaysa .
Casuumadan iyo Qaabkii ay u dhacday kala soco Qurbejoog.com
Nairobi SDN.
Qurbejoog.com