Wasiirada Ganacsiga iyo Duulista Hawada oo Iftiimiyay Socdaal ay Ku Joogaan Isu Taga Imaaraadka {DAAWO}
Dubai 13.Jan 2014 (SDN)-Wasiirrada wasaaradaha Duulista hawadda iyo Gaadiidka cirka iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay socdaal shaqo oo ay ku joogaan dalka Imaaraadka carabta oo ay sheegeen inuu la xidhiidho sidii maalgashadeyaal caalami ah loogu soo jiidi lahaa dalka.
Wasiirradani waxay sheegeen inay kulamo la yeelan doonaan shirkado kala duwan oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah.
Dubai SDN.
Qurbejoog.com