|

Wasiirada Dekedaha iyo Maaliyada ee Puntland oo Baarlamaku Wax ka Weydiiyay Kor u Kaca Shiidaalka {DHAGAYSO}

Garowe 27.June {SDN} Fadhiga maanta ee Baarlamanka Punt land ayaa lagaga hadlay y shidaalkii uga Iman Jiray Wadanka  Yeman oo Dawlada Punt land ay Joojisay Horaantii Sannadkan.

Fadhigan  waxaa ka soo xaadiray in ka badan afartan mudane waxana shir gudoominayay gudoomiyaha Barlamanka Cabdirashiid Maxamad Xirsi,Iyadoo  xildhibaano door ahi ay su’aalo kala duwan Weydiiyeen  Wasiirka Maaliyada  iyo Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumaysiga iyagoo Sharaxaad ka bixiyay Sababta ay Dawladu u Joojisay Shiidaalkii uga Iman Jiray Wadanka Yemen.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BAARLAMAN27.mp3″]
Garowe SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed