Wasiir Warancade oo ku keliyeystay masuuliyada shaqaaqadii tiyaatarka Hargeysa
Hargeisa Mar 03, 2015 (SDN / QJ ) – Wasiir ka wasaarada arimahan guddaha somaliland Cali Warancade ayaa warar soo baxayaa waxa ay tibaaxayaan in uu xiisadii shalay ee Tiyaatarka Hargeysa uu isagu dabada ka rid ayay.
Warar ka soo baxaya ilo madaxtooyada somaliland ayaa sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka carooday habka uu wasiir Warancade u baal maray guddidii uu arinka tiyaatarka dhawaanta u Saaray.
Sidoo kalena waxa ilo wareedyadu sheegeen in wasiir Warancade ka fal celinayay mashruucii Reer Hargeysa fashiliyeen ee lagu doonayay in lagu dhisto d hulking ciidamada ee danyarta laga qaaday.
Si kastaba ha ahaatee waxa haatan madaxtooyadu ku mashquulsan tahay sidii loo dejin lahaa shacabka ga dooda ee Hargeysa.
Waxaana suurtogal ah in wasiir Warancade arinkan loogu marmarsoodo oo uu xilka sidaa ku waayo.
SDN/QJ – Hargeysa
contact@qurbejoob.com