|

Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta oo ka Hadlay Xidhitaanka Xarumaha Warbaahinta iyo Ismaandhaafka Xukuumada iyo Saxaafada Madaxa bannaan {WARAYSI DHAGAYSO}

Hargaysa 16.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Simaha Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ahna Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane Cabdi Waaxid C.qaadir C.raxmaan ayaa ka Hadlay Sababta dhalisay in Xukuumada iyo Saxaafada Madaxa bannaani ay kala fogaadeen.

Cabdi-Waaxid1-300x225Wasiir ku Xigeenku Waxaa kale oo uu ka hadlay Imaatinka Weftigii Odayaasha Dhaqanka ee Somalia oo uu Cadeeyay inay Xukuumadu Ogolaatay Imaatinkooda, Waxaa kale oo Wasiir Cabdi Waaxid Iftiimiyay Sababaha Gundhiga u ah inuu Tahriibku aad u Kordho Maadaama ay Dawlada Madaxweyne Siilaanyo hore u balan qaaday inay Cidhib tiri doonto Tahriibka .

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa Sidaas ka Sheegay Mar uu u Waramayay Weriye Cabdi Shakuur Heer Sare oo ka tirsan Idaacada Radio Hirad.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARAYSIGAN OO DHINACYO BADAN LEH
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CabdiWaaxid16M.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed