|

Wasiir Duur oo u ambo baxay Itoobiya Sheegayna inuu Heshiis ku soo Saxeexi doono “DAAWO”

Berbera 29.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo uu Weheliyo Taliyaha Laanta Socdaalka ee Somaliland ayaa maanta u Kicitimay Wadanka Itoobiya isla markaana Kulano kula Yeelan doona Saraakiil ka tirsan Dawlada Ingiriiska.

Wasiirka Amuuraha Guduhu Waxa uu Sheegay in Mudada ay Socdaalka ku joogaan Wadanka Itoobiya uu Soo saxeexi doono Heshiis is afgarad oo lagu taageerayo Laanta Socdaalka Somaliland iyo Ciidanka Booliskaba.

Berbera SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed