Wasiir Caddaani oo u Jawaabay Madaxweynaha Somalia,Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Iyo Hogaamiyaha Xisbigaas DAAWO
Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):-Xukuumada JSL ayaa maanta jawaab adag ka bixisay hadaladii federal doonka ahayd ee uu Madaxweynha Dalkaasi Soomaaliya ku aflagaadeeyey madaxbanaanida JSL, halka sidoo kalena ay Xukuumada muuqaal ka bixisay qaybo ka mid ah shirweynahii koowaad ee Xisbiga Waddani ee dhowaan la soo gebagebeeyey.