|

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka Hadashay Qaabka Diiwaangelintu u Soconayso {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee wasaaradda Arimaha Gudaha JSL ayaa maanta faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Diiwaangelinta madaniga ah ee Dalka ka socota.

Agaasimaha Guud waxa uu sheegay in Caasimada Hargaysa ay u qorsheeyeen in Diiwaangelintu ay ka Socoto Sideed iyo Afartan Goobood.

Dhanka kale Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Guduhu waxa uu ka hadlay qaabka ay rabaan in Wacyigelinta Diiwaangelinta Madaniga ahi u Socoto.

Dhinaca kale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Guduhu Waxa uu ka hadlay Shuruudaha qofka is diiwangelinaya laga rabo.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA AGAASIMAHA GUUD EE ARRIMAHA GUDAHA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Diiwaangelin28.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed