|

Wasaarada Duulista iyo Hawada oo Weji Ku Macaash ku Tilmaantay Dad Cabasho ka Tirsanaya Ka Daawo Qurbejoog.com

Hargaysa 14.March 2014 (SDN)-  Agaasimaha Guud ee wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan ayaa Sheegay Maanta in aanay Jirin dad degan Koonfurta Madaarka Hargeysa oo Wasaarada duulistu ay ku tacadiday.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista ayaa sidoo kalena waxa uu sheegay in wasaaradda ahaan ay ka go’an tahay in la dhawro xuquuqdada dadka.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed