Wariye Amal Kayse oo la gudoonsiyey Bilad Sharaf Hablaha Qaranka Somaliyeed oo ku mutaysatay Baraamijka Doorka Haweenka
London 22March13(SDN)Wariye Amal Kayse oo la gudoonsiyey Bilad Sharaf Hablaha Qaranka Somaliyeed oo ku mutaysatay Baraamijka Doorka Haweenka xafladan oo ahayd mid sanadkiiba mar la qabto lana gudoonsiyo shahadooyin sharaf ayaa waxa ka soo qayb galaya dadwayne aad u tiro badan oo ku dhaqan dalkan uk waxana khadka telefoonka kala qayb galay Duqa caasimada Muqdisho Tarsan waxa kale oo goobta ku sugnaa Madax sare oo ka socota dawlada fedralka iyo marti sharaf badan , Wariye Amal Kayse oo ah wariya ka tirsan Somalichenela aaya waxay ku mutaysatay abaal marinta daworka ay ka qadato mujtamaca somaliyeed ee ku dhaqan uk taas oo ku bandhigta baramijkeeda Doorka Haweenka iyo wax tarka dumarka. oo ah baraamij qisooyin dhaba oo ku dhaca dumarka somaliyeed iyo cawaninaad ay dumarka somaliyeed siiso baramijkan oo mudadii sadex sano ah ka socday Tvga somalichenel.