Wariyaal Mudan in la siiyo Bilad Sharaf Cabdi Xafid iyo Cali Seenyo oo ka tirsan Tvga HCTV
Waxa xusid mudan boqashadii madaxwaynaha somaliland uu ku tagay dalka Emaradka Carabta in si geesinimo ku jirto ay labada wariye ee ka hawl gala tvga HCTV ay si waafiiya ugu soo waramayeen boqashada madaxwaynaha labadan wariyie eecabdi Xafid iyo Cali Seenyo ay shacabka reer somaliland ay ugu soo tabiyeen , waxa ay ku tuseen waxay tahay qaranimada somalilnad iyo jiritaankeeda iyaga oo xaqiiqada qof walba ka dharginayeen iyaga oo bulshada somaliland ee qurbejooga ah ay si diran ugu mutaysteen waxa ay ahayd maalin xusid mudan oo hoyaday oo tvga dawanaysa ay ku diirsatay waraysiga iyo soo dhawaynta diran iyo muqaalka wacan ee tvga.waxa xusi doonta labadaa wariye shacabka somalilnad iyaga oo sanadkan mutaystay Bilad Sharaf Dahaba
Elyaas Axmed
Ausraliya