“Wargayskii Hubaal oo inta xaruntiisii lagu weeraray oo Gudoomiyihiisa la layku dayey in la toogto ayaa cidii weerartay ay dalacaad ku heshay” Xoghayaha Waddani {DHAGAYSO}
Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Maxamed C/Laahi Uurcade Waxaana Uu Sheegay In Uu Xukumada Ku Dhaliilayo Sida Ay Ula Dhaqmayso Isla Markaana Ay U Burburinayso Xoriyatulqowlka Isagoo Xukumada U Soo Jeediyey Una Baaqay In Ay Iska Ilaaliso Wixii Waxa U Dhimaya Madax Banaanida Xariyada Hadalka .
Geesta kale Waxa uu Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaan daro ku Tilmaamay in Wargayska Hubaal oo Mudo Afar Bilood ku dhow albaabadu u Xidhan yihiin in aan laga Garnaqin Qofkii Weerarka ku soo qaaday ee Isku dayga dil kula kacay Gudoomiyihii Wargayskaas Taas badalkeedana ku helay Dalacaad.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XOGHAYAHA GUUD EE WADDANI
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Uurcade8.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog@gmail.com