Home » wareysiyo You are browsing entries filed in “wareysiyo”

DAAWO:Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre: Somaliland Nidaam Dawladeed waxa u danbeeyay 2017kii

Toronto October 24,2022 (QJ) – Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre ayaa dhawaan booqasho ku tegey Somaliland ayaa noo sheegay in HEEGO XIRIN beesha uu ka dhashay awgeed.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

(DAAWO)Somaliland Strategic Advisory Group:Madaxweyne Xasan Sheekh Moxamuud hadalkiisa caro ayaa ka muuqatay

Atlanta September 22,2022 (QJ) – Afhayeenka Somaliland Strategic Advisory Group Cabdirisaaq Jaamac ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Somaliland lidiga ku ahaa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO:Cabdirashiid Riyo-raac: Madaxweynaha iyo Xukuumadu ma aha in ay diidaan wax ka bedelka Xeer 14 …..

Hargeysa September 21, 2022 (QJ) – Guddoomiyihii Hore ee Guddida doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Riyo-raac ayaa inooga waramay doodaha hareeyay Doorashooyinka dalka, talooyina u soo jeediyay Xukuumada iyo Guddida haatan ee Doorashooyinka Dalka.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO:Madaxweynaha dhibta ugu badan waxa uu u geytay Awal, kuwa beenta u sheegaya Garxajis ayaa u badan

Hargeysa August 24, 2022 (SD) –  Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Waddani ee Maroodijeex Md. Weli Cabdi Aadan ayaa ka waramaya Fashilka hogaanka Muuse Biixi iyo Kulmiye iyo cida uu isku haleynayo.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO:Qeybtii 2aad ee Dooda Awdal iyo Sanaag ee Midnimada Soomaaliya ama Gooni isutaaga Somaliland

Toronto  Aug07,2022 (QJ) -Aqoonyahanada USP ee Xaamud Cali Cilmi iyo Cabdirisaaq Calibos ayaa ka doodaya in Gobolada Awdal iyo Sanaag taageeraan gooni isutaaga Somaliland ama Midnimada Soomaaliya.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO:Aqoonyahano ka soo kala jeeda Awdal iyo Sanaag oo ka doodaya qadiyadaha midnimo doon iyo ictiraaf

Toronto Aug 06,2022 (QJ) – Midnimo doonka Awdal iyo Ictiraafdoonka Sanaag oo ka doodaya ta reer Woqooyiga faaiido ugu jirto. Aqoonyahanada Xaamud Cali Cilmi iyo Cabdirisaaq Calibos ayaa soo bandhigaya afkaartooda ar ku wejahan kala taga Soomaalida iyo wadajirkooda

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Hogaanka Xukuumada Kulmiye waa gabow lamana jaanqaadikaraan dunida maanta ee Casriga ah

Hargeysa July 31, 2022 (QJ) – Xoghayaha Xisbiga Waddani oo soo sharaxaaya tacadiyada xukuumada Muuse Biixi oo noqotay ta ugu tacadiga badneyd ebid.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO:Sawir qaadihii Filmka Mo Farah oo ka hadalay sida dadku uga falceliyeen magaca iyo noloshiisa cusub

Hargeysa (SD) – Sawir Qaade Sakariye Siciid Muxumed oo duubay qeyb ka mid ah Ducumentary ga The Real Mo Farah ayaa ka waramay sameynta filmka qeybtiisii Somaliland

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

(DAAWO) Ilyaas Kenkate: Inomo yar yar oo Muuse Biihi Adeer u yahay ayaa Xabsiga Bartankiisa igu deldeley

Hargeysa (QJ)- Waxa dhawaan xabsiga laga sii daayay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Wadani oo ka qeybqaatay isu soo bax ka dhacay magaalada Hargeysa Bishii Juun 9, 2022 kii. sidoo kale waxa iyagana dibedbaxa laga qabtay laba suxuufi oo iyana la sii daayay tiyoon maxkamad la soo taagin. Hadaba si aanu wax uga ogaano sidii dadkaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO: Lacagihii Deeqaha Suuqa Waaheen iyo kuwii Abaaraha waa la musuqay, Dabagalena ha bixiyo raali gelin

Minneapolis (QJ) – Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Kumiye ee dalka Mareykanka Farxaan Axmed Maxamuud ayaa qaadaa dhigaya tabashooyinka laga dhaxlay dib u doorashadii Kulmiye.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »