|

Warbixintii Wasiirka Arrimaha Guduhu ka Jeediyay Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka Jeediyay Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida Somaliland .

Wasiirka Arrimaha Guduhu wuxuu si faahfaahsan uga Waramay Hawlgalo dhinaca nabadgalyada iyo isu soo dhawaynta Bulshada Walaalaha ah oo ay ku tageen deegaanka Gawsa weyne sidoo kale waxa uu tilmaamay in Wefti ka Socda Golaha Xukuumada iyo Guurtidu ay soo afjareen Xal u helida Khilaaf labada beelood ee wada dega deegaanka Xariirad inuu ugu soo dhamaaday si Guul ah .

Guji halkan oo ka dhagayso Mobilkaaga Warbixintii Wasiirka Arrimaha Gudaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GurrtiWaranka26(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed