Waraysi Taariikhi ah Oday Siciid Maxamed Gees oo ka Hadlaya Sidii ay u Shiri Jireen Odayaasha Somaliland iyo Maamulkii Ingiriisku {DHAGAYSO}
Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Oday Siciid Maxamed Gees oo dhalay Prof Maxamud Siciid Gees oo haatan ku Sugan Magaalada Hargaysa Xili uu ka Yimid dalka Maraykanka oo uu degan yahay ayaa Si Xeel dheer uga Waramay qaabkii u u dhici jiray Kulamada ay wada yeelanayeen Maamulkii Ingiriiska ee Haysan jiray dhulka Somaliland iyo Cuqaashii Somaliland.
Waraysigan oo uu Oday Siciid Maxamed Gees la Yeeshay Weriye Sakariye Axmed Muxumed ayaa Shabakada Qurbejoog halkan idiinku soo Tebinaysaa
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KAGA BOGO BARNAAMIJKAN GAARKA AH
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Bar.june28.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com