Home » Wararkii ugu Dambeeyay
You are browsing entries filed in “Wararkii ugu Dambeeyay”
Baydhabo July 05, 2024(QJ) -Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saaka aroortii ka dhacay deegaanka Goofgaduud Buureey ee gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Iska horimaadka ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ay weerar xooggan ku qaadeen saddex saldhig oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho July 04, 2024(QJ) -Howlgal ay sameeyeen ciidamada xoogga dalka ayaa lagu dilay in ka badan 10 ka tirsan Al-Shabaab, tiro kalana waa lagu dhaawacay, sida uu sheegay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Sheekh Abuukar Maxamed Xasan oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ee Gobolka Shabeelle Hoose. Howlgalka ayaa waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa July 04, 2024(QJ) Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa si aan gabasho lahayn maanta u sheegay in dowladdiisa aysan su’aal ka gelin midnimada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Abiy oo khudbad ka jeediyay Baarlamaanka Itoobiya ayaa caddeeyay in Itoobiya aysan daneyneynin kala go’a Soomaaliya, isla markaana aysan marnaba shaki gelin doonin midnimadeeda. Abiy Axmed ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso July 03, 2024(QJ) -Markab dagaal oo ka socda ciidamada badda Midowga Yurub gaar ahaan kuwa loo xilsaaray ilaalinta badda Soomaaliya ayaa soo gaaray meel ku dhow xeebta magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland. Agaasime ku xigeenka guud ee ciidanka badda Puntland Maxamuud Silaal Cumar oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka PMPF ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho July 03, 2024(QJ)-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu qabtay shirka sanadlaha ah ee Guddiga Wadajirka ah ee Hoggaaminta Horumarka Waara ee Soomaaliya (2021-2025). Kulanka ayaa waxaa si wadajir ah u shir guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe July 02, 2024(QJ) -Mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa maanta ku guuleystay inay isku keenaan odayaal iyo waxgarad ka kala socday labo beelood oo dhawaan ku dagaalamay Galbeedka Gobolka Mudug. Mas’uuliyiin ka kala tirsan Galmudug iyo Puntland oo isugu jira xildhibaano, wasiirro heer gobol iyo degmo iyo taliyeyaal ciidan ayaa guulo la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho July 02, 2024(QJ) -Hanti dhowrka guud ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Guutaale oo maanta shir jaraa’id u qabtay wariyaasha ayaa ka warbixiyay xogo cusub oo la xiriira baaritaanno lagu sameeyay labo xafiis oo ka tirsan hay’adaha dowladda Soomaaliya. Hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa sheegay in baaritaan xoogan lagu sameeyay xafiisyada u xilsaaran maamulka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho July 02, 2024(QJ)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay waxyaabihii ay uga wada hadleen dalka Turkiga wafdiyo kala matalayay Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Wadahadalladan ayaa looga hadlay xiisadaha ka dhashay heshiiska badda ee ay Itoobiya la gashay Somaliland. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ankara July 01, 2024 (QJ)-Wargeyska Middle East Eye oo ka warramayay dedaallada dhex dhexaadinta Turkiga ee la filayo in ay Soomaaliya iyo Itoobiya isku soo dhaweeyaan, ayaa daaha ka qaaday in Turkigu suurtogal yahay in uu Soomaaliya ka caawiyo sidii ay Itoobiya u heli lahayd deked, taas oo keeni karta in ay caqabad ku noqoto […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti July 01, 2024(QJ)-Dowladda Jabuuti ayaa jawaab ka bixisay eedeymo uga yimid madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga Somaliland Muuse Biixi oo ku aadanaa in dalka Jabuuti ay ku sugan yihiin maleeshiyo ka soo horjeeda Somaliland. Wasiirka Maaliyadda Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaaleh, ayaa hadalkaas ku tilmaamay mid aan sal iyo raad toona lahayn, isagoo caddeeyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »