Home » Wararkii ugu Dambeeyay
You are browsing entries filed in “Wararkii ugu Dambeeyay”
Kismaayo July 23, 2024 (QJ) -In ka badan 200 oo xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab oo ay ku jiraan kuwa dhawaan lagu dhaawacay duqeyn cirka ah ayaa lagu dilay howlgallada ay ciidamada huwanta ah ee Soomaaliya ka taageeraya la dagaalanka Al-Shabaab ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Hoose. Duqeynta ayaa lala beegsaday deegaan lagu magacaabo Dalaayad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuloxaaji July 22, 2024(QJ) -Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta weerar qaraxyo ah ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Buuloxaaji ee gobolka Jubada Hoose. Qaraxyada ka dib Al-Shabaab ayaa weerar dhulka ah ku qaaday Buuloxaaji. Si kastaba ha ahaatee, ciidamada difaaca ayaa galay difaac adag, waxayna iska caabiyeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho July 22, 2024(QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay hubkii dhawaan lagu boobay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya in ay ka dambeyso hubkii soo galay magaalada Caabudwaaq. Hubkan ayaa markii hore waxaa dhexda u galay Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya xili ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Doha July 22, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay shirka qurba-joogta Soomaaliyeed, kaasoo maanta ka furmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamza oo khudbad dheer ka jeediyay furitaankii shirka ayaa ku nuux-nuux saday baahida loo qabo in la abuuro is-aaminaad iyo is-dhexgalka bulshooyinka martida loo yahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaalkacayo July 21, 2024(QJ) -Qodobo muhiim ah oo ku saabsan xalinta colaada Galbeedka Mudug ayaa maanta lagu heshiiyey deegaanka Maygaagta ee gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka kala tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug oo ay wehliyaan odayaal dhaqameed ka soo kala jeeda labada beelood ayaa ku dhawaaqay go’aanadii xabad joojinta ahaa ee ku aadanaa colaada beelahaasi. Waxay go’aansadeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho July 21, 2024(QJ) -Xeer ilaalinta Qaranka ayaa qaaday tallaabooyin culus oo la xiriira raashin dhacay oo 7-dii bishii Maarso ee sanadkan lagu qabtay dekedda magaalada Muqdisho, kaasoo la doonayay in lagu iibiyo suuqyada dalka. Hay’adda Raashinka iyo Dawooyinka Soomaaliyeed ayaa markii ay baaritaan ku sameysay raashiinkan oo ahaa Bur, lagu keenay 7 Kunteenar. Natiijooyinka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho July 21, 2024(QJ)-Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka, oo ay ku eedeeyeen inuu ku fashilmay hogaaminta dalka. Xildhibaan Yuusuf Gamadiid ayaa ugu baaqay inuu xilka iska casilo oo uu dalka iyo dadka Soomaaliyeed ka baxo. Xildhibaan Yuusuf Gamadiid waxa kale oo uu sheegay in la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington July 21, 2024(QJ )-Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in aanu dib isu soo sharaxi doonin, isagoo si hufan u soo afjaray ololihiisa doorashada mar labaad. Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ee X ayuu Biden ku sheegay in uu sii hayn doono xilka madaxweynaha iyo taliyaha guud ilaa iyo bisha January ee sanadka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Galkayo July 21, 2024(QJ) -Key points for the settlement of the Western Mudug conflict have been agreed upon today in the Maygaagta area of the region. Officials from the Puntland and Galmudug administrations, accompanied by traditional elders from both clans, announced the final details for implementing the ceasefire decisions regarding the conflict between the clans. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama July 20, 2024 (SD) -Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Boorama, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Booqashadiisa ayaa ku soo beegantay xilli uu eedaymo culus kala kulmayo xeer ilaalinta Somaliland oo ku eedeeyay khiyaamo qaran. Soo dhawaynta Xildhibaanka oo ahayd mid aad u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »