Home » Wararkii ugu Dambeeyay
You are browsing entries filed in “Wararkii ugu Dambeeyay”
Muqdisho September 30. 2024 (QJ) -Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Karin Johansson iyo xubno ka tirsan Xafiiskeeda. Wasiirka ayaa intii uu kulanka socday warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka bixiyay dadaallada ay dowladdu ugu jirto horumarinta dhaqaalaha dalka iyo kordhinta dakhliga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qahira September -Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah El-Sisi ayaa sheegay in taageerada Masar ay siiso Soomaaliya aysan la xiriirin khilaafka ka dhaxeeya Itoobiya iyo Masar balse uu yahay mid lagu doonayo in Soomaaliya ay dib usoo ceshato xasiloonida. 14-kii Agoosto, Masar iyo Soomaaliya waxay kala saxiixdeen hab-maamuus iskaashi ciidan. Iyadoo loo marayo hab-maamuuska, Qaahira waxay Soomaaliya ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu September 29, 2024(QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay la wareegtay qeybo ka mid ah Soomaaliya, sida uu ku sheegayay wareysi uu siiyay Aljazeera. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in Itoobiya ay gebi ahaanba la wareegtay Garoomada Diyaaradaha iyo Wadooyinka Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Isagoo hadalkiisa sii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti September 29, 2024(QJ)-Dowladda Jabuuti ayaa beenisay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo ku saabsan caafimaadka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, xili la isla dhexmarayo in uu maanta dalkaa dib ugu laabtay. Dowladda Jabuuti ayaa cadeysay in madaxweyne Geelle uu caafimaad qabo ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in walaac laga muujinayo xaaladiisa. Wasiirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho September 28, 2024(QJ)-Al-Shabaab ayaa weerar loo adeegsaday galtaalo ku qaaday bar koontarool oo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Kaxda. Weerarka ayaa ka dhashay iska horimaad dhex maray ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday. Isbaarada la beegsaday ayaa lagu magacaabaa Buurta Cali Jannaale, waxaana dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho September 28, 2024(QJ) -Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi. Xildhibaanada Mooshinka gudbiyay ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay arrimo dhowr ah oo ay ku sheegeen inuu ku fashilmay Wasiirka. Waxaa ka mid ah in la dayacay xiriirkii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY September 28, 2024(QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa xalay khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbadiisa diiradda ku saaray xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka lagula jiro kooxaha Al-Shabaab iyo dadaallada ay dowladdu ugu jirto xasilinta iyo horumarka dalka. Sidoo kale waxa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa September 21, 2024(QJ)-Madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada Hargeysa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee gobolka, doorashooyinka la filayo in ay ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho September 21, 2024(QJ)-War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa looga hadlay shixnad hub ah oo laga keenay dalka Itoobiya, kaasi oo soo galay Soomaaliya, gaarayna maamul goboleedka Puntland. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay shixnado hub iyo rasaas ah oo laga soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington September 21, 2024(QJ)-General Michael Langley, Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa sheegay in inkastoo jawiga ammaanka uu sii xumaanayo, Mareykanka uu weli yahay saaxiib adag, isagoo diiradda saaraya sidii dalalka Afrika looga caawin lahaa in ay adkeeyaan nabadda iyo ammaanka. Hawlgalka Langley waxa uu xarun u yahay dadaallada wada shaqayneed ee si […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »