War Degdeg ah: Taliyihii Ciidanka Booliska Kenya Oo Xilkii Iska Casilay Kadib Xasuuqii Xalay
Nairobi:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Dalka Kenya, ayaa sheegaya in Taliyhii Guud ee Ciidanka Booliska Dalkaasi uu goordhaweyd xilkii uu hayey iska Casilay.
Sababta uu Hoggaankani xilka iskaga casilay, ayaa lagu sheegay inay ka dambaysay kadib xasuuq ba’an oo Kooxda Al-shabaab xalay ka fulisay Gobolka W/bari Kenya, halkaas oo ay ku dileen Tiro dad ah oo Gaadhaysa 36-qof.
Falal badan oo lidi ku ah nabadgalyada ayaa ka dhacay meelo badan oo ka mid ah dalka taasi oo ku kalfitay david kimaiyo uu galabta is casilo.
Faafaahinta Goordhow Filo
SDN/QJ
Contact@somalidiasporanews.com