|

WAKIILADA XISBIYADA SOMALILAND OO GACANTA ISULA TAGAY DOOD KU DHEXMARTAY KALSAN TV DAAWO

London Nov 23,2014(SDN/QJ)-Barnaamij dood ah oo ka baxay TVga Kalsan oo lagu casuumay masuuliyiin kala metelayay xisbiyada Somaliland ayaa aheyd mid kulul oo hadalo dhiilo colaadeed xanbaarsan la isku adeegsaday.

Barnaamijkan oo ay labada xisbi ee Kulmiye iyo Wadani ragii metelayay ku soo bandhigeen afkaar ay ka madhan tahay laxajeclo wadaniyad, halka Masuulkii qudha ahaa ee xil rasmi ah ku magaacaban Md Maxamed Jaamac Guddoomiyaha UCID ee UK uu muujiyay sida xisbiga uu metelayay uGu taagan yahay danta dalka iyo dadka Somaliland.

 

Comments are closed