Waalidiin Ka Cabanaya Taliyaha Saldhiga Qudhac-Dheer
Qaar Ka Mida Walidiinta Xaafada Qudhac Dher Ayaa Cabasho Ka Mujiyey Kiis Uu Taliyaha Saldhiga Qudhac-Dheer
Kula Kacay Caruur Ay Dhalen Oo Shaqo Ka Codsaday Maamulka Saylada Qudhacdher Oo Si Sifo Sharciga Waafaqsan U Soo Mareen Shaqadasi horena uga shaqayn jiren sayladasi balse mudo sanada ay ka maqnayen Taasi Oo Ay Inamada Isku Dhacen Qaar Ka Mida Shaqaalaha Saylada Qudhacdheer Oo Isagu Shaqaaqadasi Aanu U Dirin Askara Blase U Diriy Ragii Ay Silaayen Qaar Ka Mida Taasi Oo Inamadu Loo Gaystay Dhaawacyo Iyo Jidh Dil Dhanka kalena Uu Talihu Caruurta U Diiday In Raferto Loo Goyo Dhakhatirtiina Iyagoo Inamadu Qaba Dhaawacyo Halisa Waliba Loola Dhaqmay Si Ka Baxsan Bani Aadanimada
Taasi Oo Waliba Taliyaha Saldhiga Qudhacdheer Uu Ubadalay Kiiskoodii Budhcad iyaga Oo Ay Walidiintu Sheegen In Taliyuhu Uu Waliba Aflagaadonyin U Racinyey Hayb Sooca Inanay Caruurtu Ahayn Somalilander Lkn Ay Yihiin Faqash Dhulbahante Mareexan Iyo Dadan Cid Kulahayn Halkan Cidna Wax Ka Waydiinayn
Iyadoo Waliba Caruurta Ay Ku Dhasheen Xafada Qudhacdher Horena Uga Shaqayn Jiren Saylada Qudcdheer
Taliyha Qudhac Oo Oo Isgu Intasi Ugu Daray In Waliba Uu Inamadasi Kiis Uga Furay Maxkamada Gobalka gobalka maroodijex
Dhanka Kale Taliyaha Ayaa Isna Aan Soo Qaqaban Garabkii Kale Ee Ay Is Laayen Inamadani oo si Arxan Daro Ahna Loola Dhaqmay Ilahaatadana Ay Xidhan Yihiin
Hadaba taliyahan ayaa Cadadalad Samayn labadan Garab Ee islaayey iyadoo uu taliyuhu inamadi uu ugun awod shegtay inay u dhalan somaliland sida u doonana ula dhaqmi karo imanadi iaygoo walidiintani ugu baaqaya cid kasta oo wax uqaban karta in carutoda Looga Soo Dayo Saldhigani Ama Cadaalad loo Sameyo Oo Kuwii carurtoda Laayey Iyagon Shadh Dawladedna Xidhnayn Naloo Soo Qabqabtay Loo Soo Qab-Qabto
Allaa Mahad Leh