|

“Waa Nasiib-darro In Maanta Ay Madaxtooyaddu La Wareegto Hawshii Sharci-Dejinta Dalka” Xildhibaan Rayte DHAGAYSO

Hargaysa:10,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali,oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Jamuuriyada Somaliland,ayaa ku Eedeeyay Madaxtooyada Somaliland inay Gabi ahaanba la wereegtay Shaqadii ay u Xil saarnaayeen Baarlamaanka Smaliland ee ahaa Dejinta iyo Jaan-goynta Shuuruucda Dalka.

Waxaana wuu Tusaale usoo Qaatay Xeerka Diwaagalinta Muwaadinka oo uu Sheegay in laga soo Curiyay Madaxtooyada Somaliland.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN RAYTE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/RAYTE10J.mp3″]
SDN/QJ-Hargaysa

Xigasho: Geeska

Daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed