|

“Waa in Khasaarihii Jariirada Haatuf la Geliyay ay Xukuumadu Magdhawgeedii Bixiso” Muj Xasan Ciise {DHAGAYSO}

Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa Maanta ka hadlay Qadiyada Xidhitaanka Xukuumadu kula Kacday Wargayska Haatuf oo ka mid ahaa Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa .

Xasan Ciise JaamacXasan Ciise Jaamac Waxa uu Tilmaan ka bixiyay Qaabka loo maro anshax marinta Wargayska hadii gef laga Tirsado Waxaanu Xusay inay Qurux badnaan lahayd in Wargayska oo aan albaabada loo xidhin in Maxkamada dacwad looga furo waxaa kale oo uu Sheegay Xasan Ciise inay Xukuumada Waajib ku tahay inay Bixiso Magdhowga Wargayska Haatuf ee Xidhan.

Hadalkan ayuu ka sheegay mar ay maanta Warbaahintu weydiisay dareenkiisa ku aadan Xadhiga Wargayska Haatuf.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII MUJAAHID XASAN CIISE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XasanCiise10a.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed