“Waa Been is Casilaadaasi Xilkaygu waxa uu ku eeg yahay 2016ka” Ra’isal Wasaare Saacid {DHAGAYSO}
Muqdisho 06.October 2013 (SDN)- Ra’isal Wasaaraha dalka Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay hadal hayn Mudooyinkii u danbeeyay ku soo badanayay dhagaha Shacabka Somaliya oo Sheegayay in Ra’isal Wasaaraha dawlada Federaalku ay u qorshaysan tahay inuu iska casilo xilkaas .
Ra’isal Wasaare Saacid oo maanta Warfidiyenada la hadlayay ayaa sheegay in arrintasi tahay mid aan waxba ka jirin oo ku Tiri ku teen ah isagoo intaas raaciyay in Mudada Xil hayntiisu ay ku eegtahay sannadka 2016-ka .
Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Jawaab celinta ra’isal wasaare Saacid
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Saacidiscasil.mp3″]
Muqdisho SDN.
Qurbejoog.com