” Umada Soomaliyeed koonfur ha joogto ama waqooyi ha joogtee waa inay is bartaan ” Afhayeenka Duqayda Reer Muqdisho {DHAGAYSO}
Boorama 11.May 2014 (SDN/QJ)- Odoyaashaasi Waxay Sheegeen In Aanay Wax Siyaasad Ah U Socon, Laakiin Waxa Booqashadoodu Ay Ka Abuurtay Guux Siyaasadeed Somaliland Gudaheeda, Iyada Oo Warar Kala Duwan Laga Bixiyay Booqashadooda.
Haddaba Guddoomiyaha Odoyaashaasi Soomaaliyeed Ee Dhaqanka Maxamed Xasan Xaad Isaga Oo Hadda Jooga Magaalada Boorame Waxaa Khadka Telefoonka ku Waraysatay Laanta afka Somaliga ee BBC Waxaana ugu horayn uu ka Jawaabay Ujeedada Socdaalkooda.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARAYSIGAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/OdayaalDhaqan11.mp3″]
Boorama SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com