Tvga HCTV ee Qarada Yurub Xafiiskiisa London oo dood u qaban laha todabada urur ee deganka ku xidhay lacag inay iska bixiyaan
London Nov 22/12 (SDN) ururada siyasada somaliland ee u tartamaya golaha deeganka uk oo la soo xiriray shabakada wararka ee qurbojoog.com ayaa waxay u shegeen in tvga hctv markii ay ka dalbadeen in dood loo qabto wacyi galina ururada in xafiiska london uu ka dalbaday qarash aan hore logu maqal tvyada madaxa banaan marka dood la qabanayo taas oo mucjiso iyo la yaab ku noqatay gudiyadii xisbiyada oo dhamaan tood meel uga soo jeedsaday marka laga reebo laba urur siyasadeed oo wariyaha dadahinaya baramijka uu sii gara ugu yedhay , taas oo ay ka dalbadeen maamulka tvga in u dib u eego.
qurbojoog.com
london