|

Todobaadkan iyo Barnaamijka Suugaanta iyo Abwaan Siciid Maxamud Gahary {DHAGAYSO}

hargaysaawiHargaysa 05.April 2014 (SDN)- Barnaamijka Suugaan ee Todobaadkan,Iyo Shabakada Qurbejoog.com waxaa inoogu marti ah Abwaan iyo Qoraaga Da’da yar oo Degan Magaalada Hargaysa laguna Magacaabo Siciid Maxamuud Gahayr.

waxaana uu inooga warami doonaa Sooyaalkiisa Suugaaneed,halka uu haatan waxa marinayo,inta maanso ee ilaa hadda uu hal abuuray iyo qodobo kale oo aad u xiiso badan.waxaana naga xasuusa in aanu Todobaaadda soo socda aanu idiin hormayn doono Maansooyinka uu hal abuuray Siciid Maxamuud Gahayr ( Hargaysaawi).
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKAN

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FankaiyoSuugaanta.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed