|

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland oo Beeniyay in Hay’aduhu ay Lacag Siiyaan Gacan ku dhiiglayaasha ay Xabsiyada ku hayaan {DHAGAYSO}

Hargaysa 14.April 2014 (SDN)- Taliye ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Gaashaanle Sare Xasan Cali Cawad “Xasan Cali Dheere” ayaa Maanta sheegay inaanay Waxba ka Jirin Warar bulshada lagu dhex faafiyay ee lagu sheego in Maxaabiista dilalka Gaysta lagu Naaxiyo Xabsiyada isla markaana aan la marin Qisaastii ku waajibtay.

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Waxaa kale oo uu ka hadlay Waajibaadka ay Maxaabiistu leeyihiin iyo Xuquuqaadka looga baahan yahay inay ka helaan Xabsiyada.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA TALIYE XIGEENKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/TaliyeXigeenaslu.mp3″]
Hargaysa SDN.

Contact@qurbejoog.com

Comments are closed