|

Taliyaha Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Khilaaf la sheegay inuu u dhexeeyo Isaga iyo Ku Xigeenkiisa {DHAGAYSO}

Hargaysa 12.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Waxba kama jiraan ku Tilmaanay War lagu daabacay Wargayska Hubaal oo Sheegaya in Khilaaf ba’ani u dhexeeyo isaga iyo Ku xigeenkiisa C.raxmaan Liibaan Axmed Fooxle.

Taliyuhu waxa uu ku dooday inaanu Jirin Wax khilaaf ah oo u dhexeeya labadooda Mas’uul ee u Sareeya Maamulka Ciidanka Booliska

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka Taliyaha Booliska
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Fadal12.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed