|

Tahriibayaal Tiro badan oo Somaliland ku Wareejisay Waddanka Itoobiya .DAAWO

Wajaale 23.Nov 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Laanta socdaalka ee Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali yuusuf (Ina Cambaro) oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan xafiiskiisa oo labadoo maalmood ee u dambeeyey socdaal ku marayeye Deegaanada Galbeedka Somaliland ayaa Dhiggiisa Dalka Itoobiya ku wareejiyey tahriibayaal Itoobiyaan ah oo gaadhaya ilaa Boqol ruux, kuwaas oo dib looga celiyey Somaliland.

Dhanka kalena Taliyaha Laanta socdaalku waxa uu xafiisyo cusub ka soo furay degmooyin ka tirsan Gobolada Gabiley iyo Awdal.

Comments are closed