|

Tacsi Madaxweyne oo ku socota qoyska Marxuum Maxamed Xasan Axmed (Nabadiid)

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u Dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM MAXMED XASAN AXMED (NABADIID), oo ku geeriyooday (23.09.2012) Magaalada Hargeysa.

Madaxweynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa MARXUUM-Ka inuu naxariistii janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Axmed Saleebaan Maxamed  (Dhuxul)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Comments are closed